Xil ka qaadis lagu sameeyay Danjire Cali Maxamed Cali oo laga hor yimid (Akhriso)

Wareegto kasoo baxday 26-kii bishii July ee sanadkan Xafiiska Wasiirka Arimaha Dibada Xukuumada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa xilka looga qaaday Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cali Maxamed Cali. Wasiir Cawad ayaa xoghayaha uu xilka ka qaaday waxa uu u magacaabay in uu kamid noqdo la taliyaashiisa halka Xoghayaha Joogtada ee Wasaarada Arimaha Dibadda … Continue reading Xil ka qaadis lagu sameeyay Danjire Cali Maxamed Cali oo laga hor yimid (Akhriso)